Waa maxay Jaceyl? - Sidee ku ogaan kartaa in uu jaceyl ku hayo?

 Waa maxay jaceyl?


Sidee ku ogaan kartaa in uu jaceyl ku hayo?Ma jiraa jaceyl dhab ah?Farqi nuucee ah ayaa u dhexeeyo jaceyl dhaba ah midka dhalanteedka ah?


Waxaad maqli jirtay:


Mid unbaa qalbiga

Ka maqnaaninoo

Ku dhex-maaxatee

Kama maarmayoo

Markii aan arkana

Meel unbaa i go,deee

Moog iyo jaceyl

Mogiyo iyo jaceyl Waa maxay

Waa macaan amba waa qaraar

Kolba waa siduu kuu soo mareee

Wa magaca cudur

Midka ugu xumeee

Dadku moogyihiin

Ma moodeyn sidani

Bal maleeya ooo

Maxaa lagu daweyn?


Daaawadiisa sheeg marka haduu jaceyl dhab ahi ku hayo? iyada/iyada/iyada ama isaga/isaga/isaga sax?


HAAAAA.



Waa maxay Jaceyl? Sidee ku ogaan kartaa in uu jaceyl ku hayo

Sidee ku ogaan kartaa in uu jaceyl ku hayo? Ma jiraa  jaceyl dhab ah? Farqi nuucee ah ayaa u dhexeeyo jaceyl dhaba ah midka dhalanteedka ah? Baro erayo jaceyl ah oo macaan – Baro shukaansi qoraal ah – Baro geeraar jaceyl oo gaaban – Sawiro romantic ah – Sawiro qurux badan – Sawiro jaceyl – Sawiro qurxoon - Erayo macaan
Jaceylka dhabta ah ma dhamaaado

Jaceyl waa eray kamid ah afka Soomaaaliga waana eray ka kooban lix xaraf kaasoo macno weyn xambaarsan.

Jaceyl waa dareen aad u macaan waana wax jira kuna beerma qalbiga bini’aadamka.

Jaceylku waa awood dabiici ah, ma amri karno mana dalban karno si, kastaa oo aan u rabno. Jaceylku wuu kaa weyn yahay adiga, Jaceylku waad casuumi kartaaa laakin ma qeexi kartid sida goorta iyo halka. Jaceyl ma ahan mid la iibsan karo waa mid iska yimaado.

Jacaylku wuxuu wataa raxmad iyo naxariis ugaar ah waxaana dareemi kara ruuxuu haleelo ama la noqdo deris.

Abwaan sangub AUN waxa uu horay yiri „ hadii aan Jaceyl jirin nimco laguma joogeen” Waxaa run ah in ay dadbadan iswaydiinayaan...



Waa maxay Jaceyl?

Maalinta Jaceylka - Sidee ku ogaan kartaa in uu jaceyl ku hayo? Ma jiraa  jaceyl dhab ah? Farqi nuucee ah ayaa u dhexeeyo jaceyl dhaba ah midka dhalanteedka ah? Baro erayo jaceyl ah oo macaan – Baro shukaansi qoraal ah – Baro geeraar jaceyl oo gaaban – Sawiro romantic ah – Sawiro qurux badan – Sawiro jaceyl – Sawiro qurxoon - Erayo macaan
Maalinta Jaceylka

Jaceyl waa rabitaan wayn oo soo jiidasho, ka helitaan iyo xushmadna ay ku dheehantahay.


Waa dareen la isla sido oo qofba qofka kale dhankiisa ka daadihiyo.

jacaylku ma aha mid lagu qeexi karo ama lagu sifayn karo hal qoraal.



Xagee laga helaa jcaylka?

Jacaylka waxaa laga helaa dareemayaasha bini’adamka iyo dhiiga qofka.


Sidee ku ogaan karaa in uu jaceyl ihelay iyo in kale?

Waxaad ku ogaan karto tilmaamahaan soo socdo hadii aad isku aragto na waxaa ku hayo jaceyl.

Fikir badan ood ka fikirto qofka aad dareenka uqaaday, isbedel ku yimaada noloshaada, gooni ubax, inad tabto wax badan, jecleysato la jooga qofka aad jeceshahay, lahadalkeeda, ka sheekeynta, markii qofkaasi wax xun laga sheeego waad dhibsaneysaa laakin markii wax fiican laga sheego waad jecleysaneysaa oo naftaada ayeey farxad u tahay. Jaceyl sida aad ku ogaan karto intaas oo keliya kama koobno ee waxa uu leeyahay tilmaamo badan laaakin halkani kuma soo koobi karno.

Daawa maleeyahay jacaylku?

Haa wuu leeyahay waxayna tahay qofki aad mohatay ama jamatay adigoo hela lana wadaaga jacayl dhab ah.

Hadaba ma doonaysaa in lagu jeclaado?

Marka hore waxaa lagama maarmaan ah in aad diyaar u tahay in lagu jeclaado waayo hadaadan udiyaarsanayn in lagu jeclaado ma noqon kartid qof dareema micnaha jacaylka ama dareema macaanta nolol jacayl ku dhisan.

Noloshu waa jaceyl:

Noloshu waxay ka unkantaa meel jacayl kajiro meel nacayb kajirana nolol kama jirto

Jacayl la’aan waa nolol la’aan.

Jaceyl macnahiisu keliya ma ahan in aad jeclaato qof xiriir idin dhexmarayo ee balse waxaad jeclaan kartaa wax walbaaa.

Dadka inta badan Jaceyl waxa ay u yaqaanaan gabar ama wiil in la jeclaado la isguursado laakin Jaceyl macnahiisu waa mid guud sida in aad jeclaato waalidkaa, Hooyo, Aabe. Walaaladaa, saaxibadaaa, dalkaaga, dadkaaga iyo in aad sheey jeclaaato sida waxyaabaha caadada ah sida cunto karin, dalxiiska, Kubaddd, Shaqo IWM.


Post a Comment

0 Comments