ILA QOSOL

Maxaa kala haysta ragga iyo dumarka Soomaalida Sweden



Waa sheeko qosol badan Masaajid ku yaala Dalka Swedan ayaa marki salaadi Jimce laga baxay ayuu Sheekhi Misaajidku yidhi Cabasho badan baa isoo Gaadhay oo ragu dumarkoda ka cabanayaan, marka ha istaago ninkii xaaskiisu dhibtay si aan talo fiican u siiyo.

Hal mar baa lawada istaagay Nin kaliya mooyee. Wadaadkii baa yidhi Masha Allah walaalkeena fadhiya, Horta xaaskiisa haloo duceeyo waa naag fiicane. Ninkii fadhiyay baa qayliyay oo yidhi “Balaayo Ha u ducayso Lugahaan ku istaagi lahaa xalay bay iga jajabisay ma nooli labada lugood bash.” 

Post a Comment

0 Comments